Yar’Adua skips Nigeria meeting »
Yar\’Adua skips Nigeria meeting The Nigerian president has failed to appear at a cabinet meeting in the capital Abuja, after returning to the country from Saudi Arabia following three months of medical treatment. Umara Yar’Adua’s supporters had...
March 4 2010 / 2 comments / Read More »
Mobile transfers save money and lives in Somalia »
NAIROBI (Reuters) – About a year ago, Muqtar Ali’s brother was shot dead by gunmen in the busy Bakara market of Somalia’s capital Mogadishu, and his $200 in cash was stolen. Ali says that if a...
March 4 2010 / 4 comments / Read More »Hogaankii Alshabaab ee Jubooyinka oo la Badelay »
Kadib Kulan balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen masuuliyiinta ugu sareeysa ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee gobollada Jubooyinka oo ka dhacay xarunta jaamacadda magaalada Kismaayo eek...
Mar 4 2010 / No comment / Read More »ciidamada maamulka Al Shabaab ee gobolka Bay ayaa saacadihii ugu danbeeyay qabuuro bur burin waday deegaano hoos yimaada Gobalkaas waxaana Ciidamadu ay haatan bur buriyeen qabuuro farabadan. »
ciidamada maamulka Al Shabaab ee gobolka Bay ayaa saacadihii ugu danbeeyay qabuuro bur burin waday deegaano hoos yimaada Gobalkaas waxaana Ciidamadu ay haatan bur...
Mar 4 2010 / No comment / Read More »Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG ee Soomaaliya Mr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa soo gaaray caasimada Magaalada Muqdisho, isagoona si nabad geliyo ah oo aan kala kulmin kooxaha islaamiyiinta weeraro madaafiic ah ka soo dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho. »
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda KMG ee Soomaaliya Mr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa soo gaaray caasimada Magaalada Muqdisho, isagoona si nabad geliyo ah oo aan...
Mar 4 2010 / No comment / Read More »Dagaal kooban ayaa xalay ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee u dhexeeya magaalada Muqdisho iyo degmada afgooye,kaas oo u dhexeeya Ciidamada Xizbul Islaam iyo kooxo hubaysan oo aan la garaneyn. »
Dagaal kooban ayaa xalay ka dhacay deegaanka Xaawa Cabdi ee u dhexeeya magaalada Muqdisho iyo degmada afgooye,kaas oo u dhexeeya Ciidamada Xizbul Islaam iyo...
Mar 4 2010 / No comment / Read More »










